top of page

Baadariga Weyn Pope Francis oo geeriyooday isagoo 88 jir ah

  • Writer: Times of Xamar
    Times of Xamar
  • Apr 21, 2025
  • 1 min read

Pope Francis ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah. Wuxuu ahaa hogaamiye diimeed si weyn u saameeyay dunida, wuxuuna caan ku ahaa inuu ka hadlo arrimo siyaasadeed oo muran dhaliya.

Wuxuu si cad uga horyimid siyaasadaha socdaalka ee Madaxweyne Donald Trump, isagoo marar badan si dadban ama toos ah ugu dhaliilay. Sidoo kale, wuxuu dhaleeceeyay Madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka JD Vance, isagoo muujiyay inaanu ka gaabsan doonin arrimaha uu u arko in ay khatar ku yihiin bani'aadanimada iyo caddaaladda.



Comments


Top Stories

Bring global news straight to your inbox. Sign up for our weekly newsletter.

  • Facebook
  • Twitter

© Copyright © 2022  TOX -THE TIMES OF XAMAR. All Rights Reserved.

bottom of page