top of page
All Articles


Baadariga Weyn Pope Francis oo geeriyooday isagoo 88 jir ah
Pope Francis ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah. Wuxuu ahaa hogaamiye diimeed si weyn u saameeyay dunida, wuxuuna caan ku ahaa inuu...
Apr 21, 20251 min read


Maxaa laga yeelaya qunsuliyada Itoobiya ee Hargeysa kadib heshiiskii Addis
Kadib isku soo dhowaanshaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo heshiiskii Addis Ababa ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Abiy Axmed...
Jan 14, 20251 min read


Xogta wada-hadallada Xasan Sheekh iyo Abiy uga socda Addis Ababa
Xogta wada-hadallada Xasan Sheekh iyo Abiy uga socda Addis Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku...
Jan 14, 20251 min read


Madaxweyne Xasan oo ka dagay Addis Ababa + Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo duulay magaalada Kampala ayaa goordhow gaaray magaalada...
Jan 14, 20252 min read


Deni oo wadahadal & nabad ugu baaqay dawlada Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo...
Dec 31, 20241 min read


Sawirro: Sawirradii ugu dambeeyay ee laga soo qaaday goobta shilka.
Mas’uuliyiinta Koonfurta Kuuriya ayaa weli ku dhibtoonaya sidii ay u ogaan lahaayeen sababta ka dambeysay shilkii diyaaradeed ee Axaddii...
Dec 30, 20241 min read


Tacsi wadareed oo loo dhigay dadkii kudhintay shil diyaaradeed + Sawiro
Maamulka Koonfurta Kuuriya ayaa sameeyey xaflado tacsiyadeed oo si weyn loo agaasimay, taas oo ay ka qayb galeen madax sare, qoysaska...
Dec 30, 20241 min read


Ciidamada DF oo burburiyay xaafad ku taalla MUQDISHO
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab...
Dec 30, 20241 min read


Donald Trump ayaa sheegay inuu damacsan yahay inuu dalbado in Kanaalka Panama dib loogu soo celiyo gacanta Mareykanka.
Trump ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay baraha bulshada in Panama ay ku soo rogtay maraakiibta Mareykanka lacag aad u badan, isagoo...
Dec 23, 20241 min read


Daawo: Fursadda hortaallo reer GEDO kadib kala tegga Axmed Madoobe iyo DF
Khilaafka haatan u dhexeeyo dowladda federaalka iyo Jubbaland ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd, kadib markii ay kala tageen Villa...
Dec 23, 20242 min read


Soomaaliya waxay fududaysay in 230 qof lagu soo celiyo muddo 5 maalmood ah dadaal dib u celin ah
Dowladda Soomaaliya ayaa xoojisay dadaallada dib-u-celinta muwaadiniinteeda ku sugan dalalka kale ee Afrika, iyadoo guul ka gaartay soo...
Dec 22, 20242 min read


Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Tel Aviv ee Israa’iil oo lagaga soo horjeedo Ra'iisul Wasaare Netanyahu.
Banaanbaxyada ka socda Tel Aviv ayaa ah kuwo aad u ballaaran, iyadoo kumannaan qof ay isugu soo baxeen waddooyinka si ay uga dhiidhiyaan...
Dec 22, 20241 min read
bottom of page
