top of page
All Articles


Hoggaamiyaha Mexico oo Donald Trump u jawaabtay sheegtayna mowqifkeeda ku aaddan tahriibayaasha
Madaxweynaha Mexico Claudia Sheinbaum ayaa u muuqata mid ka hor imaanaysa aragtida madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump oo...
Nov 28, 20241 min read


Mareykanka oo rajo ka muujinaya in colaadda Qasa xal loo helo
Ergeyga Mareykanka ee ka qeyb qaatay wada xaajoodka xabad joojinta Israa‘iil iyo Xisbullah ayaa sheegay in heshiisku uu furi karo heshiis...
Nov 28, 20241 min read


Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa markale ladoortey + sawiro..
Madaxweynaha cusub ee Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si rasmi ah ugu dhaartay xilka madaxweynenimo ee...
Nov 25, 20242 min read


Axmed Madoobe oo guushiisa kadib weerar ku qaaday Xasan iyo Xamza
Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta mar kale dib loo doortay ayaa ka hadlay...
Nov 25, 20241 min read


Faragelinta dhibanayaasha ee xog-hayaha caddaaladda dhibaato kataagan
Wasiirka Caddaaladda ee UK, Shabana Mahmood, ayaa ku biirtay Ra’iisul Wasaarihii hore Gordon Brown si ay uga soo horjeestaan Sharciga...
Nov 24, 20241 min read


Waa kuwaan dhacdooyinkii ugu waaweynaa maalinta 1,003-aad ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ballan qaaday in la tijaabin doono gantaal hypersonic ah oo nooc tijaabo ah oo la yiraahdo...
Nov 24, 20242 min read


Donald Trump, ayaa u magacaabay Scott Bessent Xoghayaha Maaliyadda.....
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa u magacaabay Scott Bessent inuu noqdo Xoghayaha Maaliyadda. Bessent, oo ah...
Nov 24, 20241 min read


Trump ayaa Pam Bondi u doortay xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka kadib markii Gaetz uu isaga baxay
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii u magacaabay Pam Bondi, oo horey u soo noqotay Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Nov 24, 20242 min read


Turkiga oo shaaciyey arrin uu ka filayo Cabdiraxmaan Cirro oo la xiriirta midnimada soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka rajaynayso madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” in uu soo...
Nov 24, 20241 min read


Daawo: Axmed Madoobe: Haddii la iga guuleysto .....
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta qaatay shahaadada musharaxnimada xilka madaxweynaha ee maamulkaasi...
Nov 24, 20241 min read


Jubaland oo qorshe uu damacsan yahay Xamza uga digtay QM iyo ATMIS falcelinta adag ee madoowe
Wasaaradda amniga gudaha maamulka Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa u digtay hay’adaha Qaramada Midoobay iyo ATMIS, waxayna ku...
Nov 24, 20241 min read


Jubaland oo jawaab culus soo saartay kadib dagaalkii maanta ka qarxay Kismaayo
Taliska ciidanka booliska Jubbaland ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay shaqaaqo maanta ka dhacday gudaha magaalada Kismaayo, kadib...
Nov 24, 20241 min read
bottom of page
