top of page

Galka Itoobiya: Xalka keliya ee u furan Soomaaliya kadib damaca ABIY AHMED

  • Writer: Times of Xamar
    Times of Xamar
  • Sep 26, 2024
  • 1 min read

(The Times Of Xamar) – Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa mareysa meel xasaasi, xilli ay weli Itoobiya ku dhagan tahay is-afgaradkii Somaliland ee Itoobiya loogu saxiixay qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya.


Damaca Itoobiya oo lagu tilmaamo mid soo jireen ah, uuna hadda u bareeray ra’iisul wasaare Abiy Axmed, ayey Soomaalidu u kala harin diidmadiisa, inkasta oo dhaliil laga muujiyay hanaanka madaxda dowladda u wajaheyso arrintaan.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka digay damaca guracan ee Itoobiya ayaa soo jeediyay afar qodob oo uu sheegay inay xal u noqon karaan, ayna si mideysan bulshada Soomaaliyeed uga hortagi karto qorshaha Abiy.

Comments


Top Stories

Bring global news straight to your inbox. Sign up for our weekly newsletter.

  • Facebook
  • Twitter

© Copyright © 2022  TOX -THE TIMES OF XAMAR. All Rights Reserved.

bottom of page