top of page

Israel oo xoojisay weerarada ka dhanka ah Xizbullah

  • Writer: Times of Xamar
    Times of Xamar
  • Sep 30, 2024
  • 1 min read

Beirut — Israel ayaa weeraro xiriir ah habeenimadii Axadda ka fulisay dalka Lubnaan, waxayna ku dhawaaqday inay dishay taliye kale oo sare oo ka tirsanaa Xizbullah.


Duqeymahan ayay sheegtay Israel inay uga gol-leedahay inay xaaladda ku sii adkeyso Xizbullah, oo weli u baroor diiqeysa dilkii hogaamiyahoodii Hassan Nasrallah, oo ay Israel duqeyn cirka ah ku dishay


Comments


Top Stories

Bring global news straight to your inbox. Sign up for our weekly newsletter.

  • Facebook
  • Twitter

© Copyright © 2022  TOX -THE TIMES OF XAMAR. All Rights Reserved.

bottom of page