top of page

Kansarka Iyo Dhibaatu Uu Kuhaayo Bulshada Somaaliyeed

  • Writer: Times of Xamar
    Times of Xamar
  • Oct 5, 2024
  • 1 min read
Dr Cabdiwaaxid Aadan oo ka tirsan Somali European Hospital Garowe ayaa sheegay inay 6 bilood oo keliya ku diiwaan geliyeen 14 qof oo qaba kansarka Cunaha ku dhaca.

Dhakhtarku waxa uu sababta ugu wayn ee xanuunkaan keenta ku sheegay dhawr shay oo ay kamid yihiin.

1. Cunnada Soomaalidu ay cunto (bariis, baasto, bur, sonkor IWM)

- Gaar aahaan cunnooyinka la warshadeeyay (la gasacadeeyay)

2. "Daawada lafteeda oo tayadeedu liidato ayaa qayb ka ah" ayuu yiri. Wuxuuna intaa kusii daray...

3. Hilibka digaaga (chicken) ee Baraasiil laga keeno kaas oo muddo dheer yaalla.


Talo:


1. Fadlan ka fogow cunnooyinka la warshadeeyo.

2. Yareey Bariiska, baastada iyo digaaga taas baddalkeeda isticmaal cunnooyinka waddanka kasoo baxa ee galka leh.

3. Soonka badi haddaa awoodid hadii kalana Khamiista iyo Isniinta soon waayo Soonku wuxuu jirka ka saara unugyada dhintay (dead cells).

4. Salaadda iyo cibaabada ogow Allena uga mahadceli xilli walba caafimaadka uu ku siiyay oo addoomihiisa in badan oo kamida aanay haysan.

(لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ وَلَئِن كَفَرْتُمْ إِنَّ عَذَابِي لَشَدِيد)

5. Alle talo saaro.

6. Samee jimicsi inta aad awoodid.


@Farajar

Comments


Top Stories

Bring global news straight to your inbox. Sign up for our weekly newsletter.

  • Facebook
  • Twitter

© Copyright © 2022  TOX -THE TIMES OF XAMAR. All Rights Reserved.

bottom of page